Arday ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan oo Munaasabad loogu qabtay Hargeysa.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinaayey arday dhameeyey dugsiga sare islamarkaana ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan aay uqabatay Jamaacada Edna Aadan.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Jamaacada Edna Aadan Bahda waxbarashada waalidiin iyo marti saraf kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa