Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee loogu jiro dabal dega munaasabadan Ciidul fidriga oo maalmo kooban ka harsan yihiin.
Dad u badan waalidiin oo ku howlan sidii caruurtooda ay ugu iibin lahayeen dharka ciida ayaa buux dhaafiyay suuqyada dharka ee Magaalada Baladweyne.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa