Goobaha lagu sameeyo Macmacaanka Jowhar oo laga dareemayo Diyaar garoowga Ciida.

0
192

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu iibiyo macmacaanada noocyadooda kala duwan ee magaalada jowhar ayaa laga Dareemayaa mashquul farabaddan madaama ay maalmo yar ka dhiman thay ciidulfidriga.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya