Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan ayaa xariga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Deegaanka Laag oo Dawladda Hoose ee Bosaaso ku sameysay dayactir iyo dib u balaarin, Waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka mas’uuliyiinta Dowlada Hoose ee Bosaaso bulshada qeybaheeda kala duwan iyo marti Sharaf kale.
Farsowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa