Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Soomaaliya Waxaa ku soo badanaya Jaamacado ay furayaan dad iskooda isu maamula, Burburkii Dowladdii dhexe ayaa keentay in degaan walba isku dayo inuu iskiis u daboosho baahiyihii laga sugi jirey Dowladda.
Baydhabo Waa Xarunta Gobolka Bay waxaa ka jira in ku dhow 10 Jamacadood kuwasi oo ay bixiyaan kuliyado kala duwan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya