Maamulka Isbitaalka Degmada Ufayn oo lagu wareejiyay qalab caafimaad.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Isbitaalka Degmada Ufayn ee gobolka bari ayaa agab caafimaad oo kala duwan kala wareegay Ustaad Maxamed barre oo loosoo wakiishay agabka in uu gaarsiiyo isbitaalka iyada oo Agabka ay soo sadaqeysatay Aamina Cismaan Maxamed.

Waxa goob jog ahaa madasha lagu warejinayey qalabka Maamulka Isbitalka mas’uuliyiinta Degmada iyo marti sharaf kale Dr Cabdullaahi Mahad Faarax Mamulaha Isbitaalka Degmada ufayn ee Gobolka bari iyo ustaad Maxamed Barre ayaa si wada jir ah uga hadlay Agabka Caafimaad ee Isbitaalka lagu wareejiyay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya