Maamulka Gobolka Sh/dhexe oo booqday Tuulada Raqayle oo webiga uu ka fatahay

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuulyiin katirsan Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe iyo kan degmada Jowhar ayaa kormeeray Tuulada Raqeyle oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya