Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boorama ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay Horumarka iyo is dhaxgalka bulshada ee Gobolka Awdal.
Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Magaalada Boorama Dhallinyaro,Haween,bahda ciyaaraha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya