Dhalinyarada cabitaanka shiida ee Baladweyne oo dhaqale badan kasameyay inta lagu jiro Ramadanka.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka islamarkaana shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Dhallinyaradaan  ayaa markii ay shaqo ku waayeen cilmigii ay ka barteen jamaacadaha, Magaalada Baladweyne ka hirgeliyay goobo ganacsi oo u gaar ah kuwaasoo Intooda badan ay ku shaqaystaan shiididda cabitaanada xiliga Ramadaanka si ay wax ugu badalaan qaabka ay u noolyihiin.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa