Qoysas Danyar ah Oo Baydhabo loogu Qeybiyay Burjukooyinka wax lagu karsado.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud Ee Wasaradda bay’ada iyo duur joogta koonfur galbeed Soomaaliya Ismaaciil Sheekh Mustaf ayaa waxaa uu ku dhowaad 500 oo qoys oo dan yar ah u qaybiyey burjukooyinka wax lagu karsado,Waxeyna qaybinta burjukooyinkan tahay wajigii labaad ee caawinta qoysaska danyarta ah ee ay sameysey Wasaradda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya