Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada Dharka lagu iibiyo ee Magaalada Dhoobley waxaa si weyn looga dareemyaa mashuul u diyaar garow la xidhiidha Maalinta ciidul fidriga oo ay maalo kooban ay ka harsan yihiin.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya