Diyaar garowga Ciida oo si weyn looga dareemayo carwooyinka Baydhabo.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Carwooyinka Magaalada Baydhabo waxaa si aad ah looga dareemayaa diyaar garowga maalinta Ciidul Fidriga, maadaama maalimo ay inaga xigto.Goobaha mashquulka badan uu ka jiro ayaa waxaa ka mid ah goobaha lagu iibiyo Dharka, Kabaha, Qalabka carruurta ay ku cayaaraan iyo goobaha lagu sameeyo Macmacaanka .

Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxaad ku arkeysaa xilligan waalidiin fara badan, kuwaasi oo soo kaxeeyay caruurtooda si ay ugu soo iibiyaan dharka Ciida.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya