Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Koox dhalinyara ah oo midoobay ayaa u istaagay caawinta dadka tabaalaysan waxayna maalmaha bisha Ramadaan geyaan xaafadaha ay dadka nugul deganyihiin cunta ay kasoo iibiyeen lacago ay iska aruuriyeen.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya