Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaacir Shekow Maxamed Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug oo wareysi siyay Warbaahinta ayaa sheegay in wasaaraddu dhawaan Magaalada Dhuusamareeb ka fureyso Macad farsamada gacanta lagu barayo dhalinyarada reer Galmudug.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya