Mashquul xoogan iyo isbadal ka jira suuqyada dharka ee Baladweyne.

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ganacsi oo ad uxoogan iyadoo maamlimihii lasoo dhaafay ganacsatada dharka ay ku mashquulsanaayeen keenista dhar cusub oo ay ugu talagaleen ciida.

dharka caruurta dharka nabadonada iyo kuwii ugu daneeyay ee fationka dhalinyarada ayaa banadaa lasoo dhigay carwooyinka magaalada waxaana jira mashquul aad u xoogan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya