Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabista Sigaarka ayaa ah aafo si gaar ah u haysata kan caba, oo hadana dhibaato weyn ku ah kuwa uu ku ag-cabo. Dhibaatada caafimaad ee Sigaarku dhaliyo ayaa ah mid aan laga waaqsan karin.
Bisha Ramadaan ayaa ah bil Laga somo wax kasto oo Burinaya ama waxyelanaya sonka Hadana waxaa jiro dad isticmaalo mukhaadaraadka sida Sigaarka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa