Xaalado dhanka nolosha ah oo soo wajahay dadka Barakacyaasha ah ee ku nool Dag-alima.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Barakacyaasha ah ee ku nool Deegaanka Dag-alima ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa xiligan wajahaya xaalado adag oo dhanka nolosha sida u sheegay Guddoomiyaha Deegaankaasi.

Dadkan ayaa ahaa xoolo dhaqato ay abaartii dhaafisay xoolahooda kuwaasi oo hada Barakac ku ah Dag-alima.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya