Jaamacada Baay oo Imtixaanka Dhaxe Si Habsami leh uga socda.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacada Baay University Ee Magaalada Baydhabo waxaa si habsami leh Maalintii 5aad ugu socdaa Imtixaanka dhaxe kaasi oo ay u fariisteen Ardeyda kuliyadaha kala duwan ee wax ka barta jaamacadaasi.

Waxaana qaar ka mid ah ardeyda imtaxaanka u socday sheegeen in si wanagsan ugu socdo iyagoona ugu mahadceliyay maamulka iyo macalamiinta jaamacada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa Kawaramaya