Iskuulka safa ee Baladweyne oo fursado waxbarasho siiyay 50 arday oo danyar ah.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 50 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka safa ee magalada Balad weyne.

ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarshaadka waxbarshada ardayda ayaa waxaa qeyb ka ah kuwo qabo baahiyaha gaarka ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya