Sare ukac kuyimid qiimaha qudaarta suuqyada Muqdisho.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee khudaarta  suuqyada magaalada Muqdisho.

Sare u kacaan ayaa waxaa sababay maadaama lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan oo inta badan bulshada ku nool caasimada ay aad u isticmalaan Cabitaan ahaan iyo beerihii laga keeni jiray khudaarta oo aan helin biyo ku filan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya