Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdijallil Nuur Axmad Gudoomiyaha Xiriirka kubadda cagta Dhuusamareeb ayaa sheegay in bisha Ramadaan kadib qorsheynayaan qabashada tartanka kooxaha heerka 2aad ee Caasimada.
Waxaa uu Wasaaradda Ciyaaraha Galmudug, maamulka caasimada iyo Ganacsatada Dhuusamareeb ka codsaday in ay katageraan qabashada tartamada kubadda cagta.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya