Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duqa Degmada Dhuusamreeb Cabdiraxmaan Cali Maxamed –Geeda-qorow iyo ku xigeenkiisa Cabdisamad Salaad Aaden oo billaabay olole ay waddooyinka Caasimadda ku furayaan ayaa shacabka waxa ay ku amreen inaan la dhisan karin dhul aan shari ahayn iyagoo codsaday in lagala shaqeeyo horumarinta bilicda Caasimadda.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya