Maamulaha Iskuulka Sahal Macalin Ciise oo ka warbixiyey Waxbarashada sanad Dugsiyeedka iskuulkaasi.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa si habsami leh deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo ugu socda Sanad dugsiyeedka 2022\23ka Iskuulada ayaa wada bixinta Casharada a marayaan heer gebagaba ah.

Warsame maxamed Adan Maamulaha Iskuulka Sahal Macalin Ciise wuxuu ka warbixiyey waxbarashada dugsiga ee sanadkan iyo u diyaar garowga imtixaankii sanadlaha ahaa, bixinta Casharada iyo Waxyaabaha ay qorsheynayaan ka iskuul ahaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa