Dhalinyarada miisaanka iska dhimeyso oo kusoo badanaya Muqdisho inta lagu jiro bisha Ramadaan.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu sameeyo jimicsiga ama jir dhiska ee jiimka kuwaas oo ku yaalla Magaalada Muqadisho ayaa waxaa kordhay tirada dhallinyarada ku biiraya kuwaasi oo doonaya ineey bisha barakeeysan ee Ramadaan uga faa-ideeystaan dhimista miisaanka jirkooda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa