Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa xariga ka jaray Xarun loogu talagalay in lagu daryeelo Hooyada iyo Dhalaanka oo laga hirgaliyay Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir
Waxa ka qeyb Galay madasha xarig jarka gudoomiyaha degmada Wadajr Axmed Cabdulle mas’uuliyiinta gobolka Banaadir iyo Marti Sharaf kale.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa