Tababar ku saabsan sidii Shaqo abuur loogu sameeyn lahaa Dhalinyarada oo lagu qabtay Jowhar

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababar ku saabsan sidii dhalanyarada magalada jowhar caasimadda hirshabelle loogu sameeyn lahaa Shaqa abuur ayaa Waxa uu Ka furmay magaalada Jowhar.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya