Maamulka Dhuusamareeb oo bilaabay furitaanka kannaallada biyihu maraan ee magaalada

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb ayaa billaabay qorshe ay ku furayaan marinnada biyaha ee hore u xirmay si loo maareeyo biyaha wadooyinka magaalada fariista xilliga roobka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa