Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Magaalada Hargeysa.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Humaniti international ayaa in kabadan 90 qoys oo danyar ah Magaalada Hargeysa ugu qeybisay deeq raashiin oo loogu tala galay ineey ka dhigtaan afur inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis,Sokor, ,Saliid iyo Timir.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa