Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkada Xajka iyo Cumrada ee Carafad ayaa Garoowe ka qaaday in ka badan 140 qof kuwaas oo nasiib uyeeshay iney soo cumreystaan, Gudoomiyaha Dallada Xajka iyo Cumrada ee Carafad Ahmed Cabdi Samatar ayaa faahfaahin ka bixiyey adeegyada ay sanadkaan ugu talagashay dadka soo cumreysanaya.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya