Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada Masaajidka Al-nuur oo kuyaallo Deegaanka Jiirleey ee galbeedka Magaalada kismaayo ayaa Dalbaday In Laga qeeb qaato dhismaha Masaajidka oo maraya dhismahiisa meel gabagabo ah.
Qaar kamid ah Culumada gacanta ku haayo masaajidka Al-Nuur ayaa umadda islaamka wax haaysto ka codsaday in laga qayb qaato dhismaha masaajidka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya