Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac laga dareemayaa caanaha Geela ee Suuqayada Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose taasi oo qeyb ka ah waxyaabaha aadka loo isticmaalo Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya