Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeysto Iibiinta Agabka caruurta lagu ciyaarsiiyo Dhallinyaradan ayaa iibiya Buufinada ,Baabuurta yar yar ookiyaalaha iyo agab kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya