Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili qeybo kamid ah gobolada dalka uu ka curtay xili Roobaaadkii gu’ga islamarkana jidadka Magaalada Dhoobley ay dhax fadhiyaan biyo ka dhshay roobka ayaa hadana biyaha fadhiya wadooyiinka waxa ay saameyn ku yeesheen ganacsatada ku ganacsado hareeraha wadooyiinka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya