Dugsiyada Lacag la’aanta ah ee Magaalada Jowhar oo Fursad Waxbarasho u Noqday Carruurta Danyarta.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii ugu dambeeyay waxaa soo badanayay waxbarashada bilaashka ah ee ay wadaan hey’adaha taageera waxbarashada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya