Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tartanka Qur’aan Akhrinta oo ay ku tartameen 28 Arday Laga Soo Xulay Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Oo muddo ka socday Baydhabo ayaa Munaasabada lagu Abaalmarinayo waxaa lagu casuumay Wasarada Diinta iyo Awgafta,Maamuliyasha Madaarista,Culimaa’udiin iyo Waalidiinta Ardayda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya