Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diinteena suuban waxay ahmiyad weyn siisay suxuurta iyo fadliga ay leedahay xiliga lagu guda jiro bisba barakeysan ee Ramadaan Sidaa oo ay tahayna waxaa jira dad badan oo aan suxuuran hadaba warbixintan waxaan ku eegeynaa ahmiyada ay suxuurtu u leedahay qofka sooman iyo ajirka uu helayo qofka suuxuurta.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa