Maamulka Deegaanka Dag-alima oo kawarbixiyay xaalada Guud ee Deegaankaasi.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Dag-alima oo Qiyaastii 12KM kaga began dhinaca Konfur Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa u kamid yahay Deegaanada ay sida weyn saameysay Abaartii Dalka jirtay walo hada ay Deegaanka Robab ka Da’een hadana Deegaanka wali waxaa ka jira xaalado ka nolosha ah sida u Sheegay Guddomiyaha Deegaankaasi.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya