WARARKA Haweenka Jowhar oo qorsheeynayo kamid noqoshada golaha Deegaanka. By admin - April 4, 2023 0 139 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Jowhar ayaa sheegay inaay wadaan kulamo ay kaga tashanayaan ayaahooda ku Aadan siyaasadda iyo arrimaha golaha Degaanka Jowhar. Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/04/warka-khadar-haweenka-jowhar-oo-rajaynaya-kamid-noqoshada-golaha-degaanka.mp3