Dhalinyarada jowhar oo ku baaqay in loo sameeyo kulamo lagu dhiirigalinayo.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed waa cududa dalkeena waxa ayna ubahanyihiin in lagu dhiirigaliyo ka mira dhalinta hiigsigooda iyo dadaalkooda ku aadan dib udhiska dalkooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya