Barakacayaasha Baydhabo oo dalbaday Gargaar Xili lagu guda jiro Bisha Ramadaanka.

0
142

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Indhooliyaasha Nimcooleh wuxuu ka mid yahay halka ay ku noolyihin Qeyb ka mid ah Kumanaanka kun ee Barakacaysha Baydhabo, waxaa la soo daristay Xaalad Noolaleyd oo aad u daran waxaa saameeyay Biyaha Roobaabkii ka Da’ay Baydhabo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya