Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre Maxamuud ayaa kahadlay furitaanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka waxa sidokale wasiirku sheegay in Wasaaraddu waddo qorshe garoomada dalka Habeenkii lagu ciyaarayo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya