Maamulka Cadaado oo bulshada Degmadaas faray inay furaan Kanaallada Biyuhu Maraan.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Roobka Gu’ga uu dhawaan ka curatay Qaar kamid ah Gobalada Dalka ayaa Maamulka Degamda Cadaado iyo culimada waxa ay kormeer ku tageen xaafadaha Degmadaasi Cadaado waxayan bulshada ugu baaqeen inay furaan kanaallada biyuhu maraan, si looga badbaado in biyaha roobku ay Magaalada dhex fariistaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa