Ururka Bulsho Kaab ee Baladweyne oo Deeq ay ku afuraan u qeybiyay dad danyar ah.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan danyarta ah oo ku nool xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa loo qeybiyay deeqdan raashiinka ah oo loogu tala galay ineey ku anfuraan bishan barakeeysan ee Ramadaan.

Deeqdan ayaa waxaa bixiyay ururka Bulsho kaab oo ah urur ay ku midoobeen dhallinyaro isku xilqaamay ineey caawiyaan dadka danyarta ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya