Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose dhexe ee dhoobley oo kamid ah iskuulada ku yaalada magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa kajira baahiyo dhanka waxbarashada ah kuwaas oo wax ka qabasha u baahan.
Baahiyaha waxbarasho ee iskuulka kajira ayaa waxaa kamid ah ardayda wax ka dhigta iskuulkaasi ineysan heysanin agab waxbarasho oo dhameystiran.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya