Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca isku tashiga ah ee dhismaha wadada isku xiri doonta degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayaa meel wanaagsan maraya,wadadaan oo muhiim u ah isku socodka degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow ayaa waxaa qaab isku tashi ah u dhisaya dadka deegaanka.
Xildhibaan Riyaaq Cabdi Xasan iyo Xildhibaan Aadan Xareed oo ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha Wadada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya