Isbitaalka Deegaanka Docol ee gobolka Mudug oo dib loo furay.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Guud ee Deegaanka Docol oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa dib loo furay kadib 7 sano uu xirnaa, waxaana Maamulka Deegaanka iyo bulshada oo iskaashanaya ay qaab isku tashi bulsho ah ku hirgeliyeen Isbitaalka.

Xubno katirsan Maamulka Dowladda Hoose ee Gaalkacyo Galmudug ayaana u ahadceliyay dadka Docol iyagoo sheegay in laga maarmi doono in Gaalkacyo oo 40 Km u jirta adeeg caafimaad loo doonto.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya