Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Somaliland ayaa tababar Magaalada Hargeysa ugu soo gaba gabeeysay dufcaddii 4-aad ee 205 arday oo bartay xirfadaha kala duwan ee tiknoolajiyadda.
Ardaydan loo soo gabagabeeyay tababarka ayaa waxaa ay ka kala socdeen wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ,wasaaradda macdanta iyo tamarta ,iyo waliba qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala deegannada Somaliland.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya