Muqdisho oo laga daah furay Kulanka isku duwidda hawlaha Caafimaadka Soomaaliya.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan Oo socon doona ayna ka soo qeybgaleen masuuliyinta Wasaradda Caafimaadka, xubna ka socda maamul goboleedyada ,deeq bixiyaasha daryeelka caafimda iyo qeybaha kale ee bahda caafimaadka ayaa xooga lagu saarayo horumarinta howlaha Caafimaadka ee hooyada iyo dhalaanka iuo tayeynta shaqalaha Caafimaadka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya