Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamo Luul Abdulle oo kamid ah dadka baahiyaha gaar ah qaba isla markaana ku nool magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Waabari ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo o ay kamid tahay Hooy la’aan, caafimaad daro iyo Raashiin la’aan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya