Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Mahadaay ayaa ka warbixiyay xaalada dhanka nolosha oo soo wajahday bulshada ku nool Deegaanka Jameeco dagiiran oo ka mid ah Deegaanada hoostaga Degmadaasi Mahadaay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya